Kala-soocidda NafaqadaImmisa nooc oo nafaqo ah ayaa jira? Waxa cuntada ku jira in ka badan 40 nooc oo nafaqooyin kala duwan ah waxaana guud ahaan loo kala saari karaa 7 kooxood oo waaweyn oo soo socda: Carbohydrates Borotiinno Dufan Fiitamiino Macdanta Fiberka cuntada Biyo Maxay muhiim ugu yihiin jirkeena? In kasta oo mid kasta ooContinue reading “Noocyada Nafaqooyinka”
Author Archives: nclexrnrn
Malabka
Kuso dhawoow Nutrition 101Waxa aan kula wadagayna macluumad ku saabsan malabka By Nutrition 101 shaqalaha Dulmarrid guud Malabku waa dareere macaan oo ay samayso shinidu iyadoo adeegsanaysa nectar ee dhirta ubaxa. Waxaa jira ilaa 320 nooc oo kala duwan oo malab ah, kuwaas oo ku kala duwan midab, ur iyo dhadhan. Malabku waxa uu kaContinue reading “Malabka”